EUVIMEDEUVIMED entdecken
Crossref

Kaalin Nabadeedda Maansada Soomaalida

Mohamed Abdikadir Daud

Horn of Africa Journal of Social Science · 31.03.2026 · 4 (1) · 59-75

DOI: 10.70806/85fyfg47 ↗

Kurz gefasst

Fachartikel in der Zeitschrift Horn of Africa Journal of Social Science, online erschienen am 31.03.2026. Verfasst von Mohamed Abdikadir Daud.

AbstractBibliografische AngabenZitieren

Abstract (Originalsprache)

Daraasadan oo ah warqad cilmiyeed, waxay ku saabsan tahay: fiirinta, faalleynta, faaqidaadda, falkinta iyo falanqeynta guud ee kaalinta ay maansada Soomaaliyeed ku leedahay abuuridda, ahmiyadsiinta iyo adkeynta nabadda, iyo sidoo kale baajinta belaayada, baaska, buyuqbaayuqa, burburka, barakaca iyo basanbaaska ka beerma colaadda iyo dagaallada sokeeye ee ay muddada dheer la baaxaadegeysay bulshada Soomaaliyeed ee xididka iyo xigaalada isku wada ah. Daraasadan oo ah mid kooban, waxay u kuurgaleysaa kaalinta ay maansada Soomaaliyeed ka qaadato nabadeynta iyo walaaleynta bulshada Soomaaliyeed oo ah bulsho leh xeerar iyo dhaqan wanaagsan oo ku dhisan walaalnimo iyo wadajir. Waa cilmibaaris loogu talagalay helidda iyo haabashada kaalinta miiggan, muuqata ee weliba aadka u mudan ee uu maansayahanka Soomaaliyeed ku leeyahay kahortagga colaadaha sokeeye iyo kaladiridda dagaalyahannada Soomaaliyeed. Wuxuu cilmibaaruhu cilmibaaristan ugu talagalay in ay ibafur iyo indhadillaacsi u noqoto cilmibaarayaasha Soomaaliyeed ee dhallinyarada ah ee doonayo in ay dersaan guud ahaan cilmiga nabadda, gaar ahaanna kaalinta maansayahanka Soomaaliyeed uu ku leeyahay nabadeynta iyo xasilloonida bulshada Soomaaliyeed.

Zitieren

APA

Daud, M. A. (2026). Kaalin Nabadeedda Maansada Soomaalida. Horn of Africa Journal of Social Science, 4(1), 59-75. https://doi.org/10.70806/85fyfg47

Vancouver

Daud MA. Kaalin Nabadeedda Maansada Soomaalida. Horn of Africa Journal of Social Science. 2026;4(1):59-75. doi:10.70806/85fyfg47

BibTeX
@article{Daud2026,
  author = {Daud, Mohamed Abdikadir},
  title = {Kaalin Nabadeedda Maansada Soomaalida},
  journal = {Horn of Africa Journal of Social Science},
  year = {2026},
  volume = {4},
  number = {1},
  pages = {59--75},
  doi = {10.70806/85fyfg47}
}
Kostenlos starten →